Midowga Musharraxinta
RW Rooble oo maanta kulan la leh Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulankoodii 2aad, ee looga hadlayo...




