Mareykanka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis cusub
Mareykanka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis cusub +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo sii hayaha wasiiirka maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood...




