Madaxweynihii hore ee Somaliya
Madaxweyne CabdiQaasim oo si kulul uga hadlay qaraxii lagu laayay Shacabka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Dr Cabdiqaadim Salaad Xasan, ayaa ka hadlay qaraxii dadka badan lagu xasuuqay ee maalintii Sabtida ka dhacay...




