Madaxweyne Trump oo xeeladda bedelay kadib markii runta uu arkay
COVID-19: Donald Trump oo xeeladda bedelay kadib markii runta uu arkay
Washington (Halqaran.com) - Ma jirto wax xilligan daah la saarayo oo qarsoon. Ma jirto rajo ku saabsan daweyn mucjiso ah amaba ganacsiyada oo dib...




