Madaxweyne Reccep Erdogan oo ka soo hor-jeestay is-casilaadda
Madaxweyne Reccep Erdogan oo ka soo hor-jeestay is-casilaadda wasiirka arrimaha gudaha...
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Turkey, Reccep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii diiday inuu aqbalo is-casilaadda wasiirkiisa arrimaha gudaha oo ka dhalatay xanibaad deg deg...




