Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geeridii Abaanduulihii hore ee xoogga dalka
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geeridii Abaanduulihii hore ee xoogga dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu...