Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay qaraxii lagu dilay guddoomiyihii gobolka Nugaal
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay qaraxii lagu dilay guddoomiyihii gobolka Nugaal
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa war ka soo saaray ismiidaamintii xalay ka dhacday Magaalada Garoowe, ee lagu dilay...