Madaxweynaha Puntland oo dhaliilay dowladda Soomaaliya
Madaxweynaha Puntland: ”Faragelinta lagu hayo maamulka Galmudug halaga daayo”
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Dowladda Federaalka ugu yeeray inay joojiso fara-gelin uu sheegay inay ku hayso dhismaha maamulka cusub ee Galmudug.
Siciid...




