Madaxweynaha Jubbaland oo abaabul ciidan ka billaabay Afmadow
Madaxweynaha Jubbaland oo abaabul ciidan ka billaabay Afmadow +(SAWIRRO)
Afmadow (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Axaddii maanta gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.
Axmed Madoobe...




