Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo booqday dekedda Boosaaso
DAAWO SAWIRRO: Muxuu madaxweynaha Jubbaland ku soo arkay dekedda magaalada Boosaaso...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa markii ugu horreysay kormeer ku tagey Dekeda Magaalada Boosaaso ee Xarunta...




