Madaxweynaha JF Soomaaliya 'Farmaajo
Madaxweynaha JF Soomaaliya ‘Farmaajo’ oo saxiixay Sharciga Batroolka dalka, kaddib markii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Batroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ay soo...




