Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Garoowe
Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo gaaray magaalada Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid...




