Madaxweyanaha Puntland oo dhagax-dhigay
SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay mashruuca dayactirka waddada isku xirta Garowe...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Axaddii maanta dhagax dhigay Mashruuca Dayactirka Wadada isku xirta Garoowe-Boosaaso iyo Wadada...




