Madaxda Hirshabelle oo ka hadlay
Madaxda maamulka Hirshabelle oo ka hadlay geeridii ku timid wasiiru dowlihii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Axaddii maanta Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho cudurka Coronavirus ugu geeriyooday, Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Cadaaladda maamulka Hirshabeelle, sidoo kalena ahaa...




