madaxda dowlad goboleedyada iyo wafdi ka socda Sweden oo kulmay
R/Wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo wafdi ka socda Sweden oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa la kulmay...




