Madaxda Dowlad goboleedyad
Maxaa la isku afgartay kulankii Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta?
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha, kulankaas oo...




