Maamulka Wajeer iyo odayaasha Gedo oo iska kaashanaya amniga xuduudaha
Maamulka Degmada Wajeer iyo Odayaasha gobolka Gedo oo iska kaashanaya Amniga...
Wajeer (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Wajeer Jacob Narengo, ayaa sheegay in maamulkiisu uu diyaariyay hannaan cusub oo lagu sugayo ammaanka Wajeer.
Guddoomiyaha ayaa xusay in ay...




