Maalinta la dagaallanka Masuq-maasuqa
Madaxweyne Farmaajo oo 14-ka Augusto u asteeyay maalinta la dagaallanka Masuq-maasuqa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa...




