loo qaadayo dalka Turkiga
Dadkii ku dhaawacmay ismiidaamintii Baar Ismaaciil oo loo qaadayo dalka Turkiga
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay inay dalkeeda caafimaad ahaan ugu qaadi doonto qaar ka mid ah ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii ismiidaaminta...




