la dagaalanka Karoona Feyras
Ururka Iskaashiga Islaamka oo $50 kun oo dollar ah ugu deeqay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wisiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee DF Soomaaliya, Dr. Fawziya Abiikar Nuur, ayaa maanta deeq lacageed oo dhan $50,000 oo doolar ka guddoontay...




