kulankii Ra’iisul wasaaraha Somaliya iyo madaxweynaha Bangiga Adduunka
Maxaa ka soo baxay kulankii Ra’iisul wasaaraha Somaliya iyo madaxweynaha Bangiga...
Washington (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha bangiga adduunka, David Malpass, ayaa kulankoodii labaad sannad gudihiis...




