Kulan Qoorqoor iyo C/raxmaan C/shakuur
Madaxweynaha Galmudug iyo C/raxmaan C/shakuur oo kulan ku dhexmaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) –Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan kula qaatay Magaalada Dhuusamareeb madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).
Kulankan oo la sheegay,...




