Kulan ku saabsan xaaladaha degdegga ah
Sii-hayaha xilka R/wasaaraha oo Shir guddoomiyay kulan ku saabsan xaaladaha deg-degga
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira oo ay...




