Kororka tirada Covid-19 ee Soomaaliya
Tirada dadka uu soo ridanayo Covid-19 ee Somaliya oo korortay
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 126 xaalado cusub oo...




