Kiiska Xamdi oo dad badan loo xiray
DHAGEYSO: 11 qof oo loo xiray kiiska AUN Xamdi Maxamed Faarax...
Muqdisho (Halqaran.com) – Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Talaadada maanta ah shaaciyay in kufsigii iyo dilkii AUN Xamdi Maxamed Faarax loogu geystay degmada Waaberi...




