Khilaafka madaxda Puntland
Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa oo ugu dambeyn ka heshiiyay khilaafkii
Garowe (Halqaran.com) – Khilaafkii u dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Puntland iyo ku-xigeenkiisa ayaa Talaadada maanta ah la soo afjaray, iyadoo muddooyinkii dambe uu hareeyay khilaaf...




