Kheyre Booqday Xarunta Gurmadka Degdegga
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Xarunta Gurmadka deg-dega ah & dadkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday xarunta gurmadka degdegga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha...




