Jarmalka oo adkeynaya amniga masaajidyada
Update: Jarmalka oo adkeynaya amniga masaajidyada, kaddib markii ay soo baxday...
Hanau (Halqaran.com) - Dowladda Jarmalka ayaa ciidamo boolis ah oo dheeraad ah u howlgalin doonta si ay u sugaan amniga masaajidyada, xarumaha tareennada, garoomada...




