Japan oo Soomaaliya lacag ugu deeqday
Dowladda Japan oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan $4.5 milyan
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Japan ayaa sheegtay inay ugu deeqeyso Soomaaliya lacag dhan 4.5 milyan oo doollarka Mareykanka ah, taas oo loosoo marsiinayo hey’adda...




