Jaaliyadaha Soomaalida ee Jarmalka
Dallad ay ku mideysan yihiin Jaaliyadaha Soomaalida ee ka jira dalka...
Dortmund (Halqaran.com) - Shirka ay isugu yimaadeen maalinnimadii shalay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ka dhisan magaalooyinka iyo gobollada dalka Jarmalka oo ka dhacay magaalada Dortmund...




