Iska horimaad ka dhacay Saldhiga Degmada Afgooye & Wararkii ugu dambeeyay
Iska hor-imaad ka dhacay Afgooye & Wararkii ugu dambeeyay
Afgooye (Halqaran.com) - Iska hor-imaad khasaare gaystay ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Iska horimaadka...




