Hub lagala baxsaday wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya
Ma Run baa in Hub lagala baxsaday wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si Kulul u beeniyay warar la isla dhexmarayay oo ku aadan in hub lagala baxsaday...




