howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada Hobyo
Ciidamo Boolis ah oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada Hobyo...
Hobyo (Halqaran.com) - Howlgalkaan oo ay xalay ciidanka Booliiska ka sameeyeen Xaafadaha Degmada Hobyo ayaa mid lagu xaqiijinayay amniga magaalada maadaama ay muddooyinkan sameeyneysay hormaro kala...




