Hoggaamiyayaasha Tigrayga
Hoggaamiyayaasha Tigrayga oo shuruud cusub ku xiray inay dhibka dhigaan
Addis Ababa (Halqaran.com) - Hogaamiyayaasha Tigrayga ayaa sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin ilaa dadka deegan gobolka waqooyi ee Itoobiya laga damaanad qaadayo...




