Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo war cusub ka soo saartay...
Nairobi (Halqaran.com) - Hay’adda Lacagta Adduunka IMF ayaa soo saartay Warbixinta natiijadii ka soo baxday shirka hannaanka dib-u-eegista 4-aad (Article-IV) ee Barnaamijka Deyn-Cafinta (ECF)...




