guddoomiyeyaasha
Duq Muqdisho oo isbeddel ku sameeyay guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa isbeddal ku sameeyay qaar kamid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka...




