Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose
Muxuu ka yiri guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose howlgalkii maanta Toora-Toorow lagu...
Toora-Toorow (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa ka hadlay hawlgalkii maanta lagu xorreeyay Deegaanka Toora Toorow ee Gobolka...




