Guddoomiyaha golaha shacabka ee BF Somaliya oo gaaray Jabuuti
DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyaha golaha shacabka ee BF Somaliya oo tegay dalka...
Djibouti (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray Magaalada Djibouti ee Xarunta...




