Guddiga Ciidamada u maqan Eritrea
Midowga Musharraxiinta oo war deg-deg ah ka soo saaray Guddiga Ciidamada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta ayaa Isniintii maanta soo saarey bayaan ay ku soo dhaweeyeen guddiga uu u magacaabay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen...




