Guddi loo saaray
RW Xamse oo guddi u saaray dhibaatadii ka dhacday Isgoyska Zoobe
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka ee qaraxii KM5.
Ra’iisul Wasaaraha oo...




