Goormuu billowday xiriirka Soomaaliya iyo Masar?
Goormuu bilowday xiriirka Soomaaliya iyo Masar?
Qaahira (Halqaran.com) - Xiriirka Soomaaliya iyo Masar waa mid soo jireen ah oo soo bilowday kumanaan sano ka hor xilliga dhulka Soomaalida loo yaqiinay...




