golaha wasiirrada Somaliland
Somaliland oo war ka soo saartay Abaaraha iyo Doorashooyinka
Hargeysa (Halqaran.com) - Fadhigii 71aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenkiisa, Cabdiraxmaan Cabdilaahi...




