garoonka diyaaradaha Ceelwaaq
Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhagax dhigay garoonka diyaaradaha ee Ceelwaaq
Ceelwaaq (Halqaran.com) - Madaxweyaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Jimcihii dhagax dhigay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Ceelwaaq.
Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo...




