ganacsato lacag siisa Al Shabaab
DHAGEYSO: Duqa Muqdisho oo sheegay inay jiraan ganacsato lacago siiya Al-Shabaab
Muqdisho (Halqaran.com) – Duqa magaalada Muqdisho, ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay inay jiraan ganacsato farabadan oo lacago baad...




