ganacsatada iyo Shabaabka oo xiriir leh
NISA oo Xabsiga dhigtay guddoomiyaha Rugta Ganacsiga gobolka Banaadir & Wararkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa la sheegay inay xabsiga dhigtay Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir iyo Kuxigeenkiisa.
Guddoomiyaha la...




