Gabar Soomaali kufsi wadareed loo geystay
Gabar Soomaali oo kufsi wadareed loogu geystay Kenya
Wajeer (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Wajeer ee dalka Kenya ayaa sheegaya, in duleedka magaaladaasi lagu kufsaday gabar 16 sano jir ah, taasi...




