Fitno Hurinta Puntland iyo Jubaland
Doorashada 2020/21: Faragalinta Beesha Caalamka Iyo Fitno Hurinta Puntland iyo Jubaland
Ka dib markii uu dhamaaday shirkii Dhusamareb-3, MW Farmajana ku soo laabta Muqdisho ayuu wuxuu la kulmay masuuliyiin ka tirsan beesha caalamka oo uu...




