Farmaajo oo daah-furay qorshaha 9-aad ee horumarinta Qaranka
Madaxweyne Farmaajo oo maanta daah-furay qorshaha 9-aad ee horumarinta Qaranka +...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u ah geeddi socodka shacabka...




