Farmaajo faray hay'adaha dowladda
FARMAAJO: Hay’adaha dowladda waa inay dar-dargeliyaan howlaha gurmadka Fatahaadaha + (SAWIRRO).
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta socdaal u kuur-gal ah ku tagay magaalada Baladweyne ayaa la wadaagay...




