Fanaaniintii Qaranka ee Hobolada Waaberi
Fannaanka weyn Axmadeey Abuubakar Al Camaari oo Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday fannaankii weynaa ee Soomaaliyeed, Axmadeey Abuubakar Mubaarak (Al Camaari), oo muddooyinkii ugu...




